Calculus Maxamim and Minimum proplems

 Tartanka ardayda puntland

Arday badan su'aasha aad i soo waydiinayseen maaha business waa xisaabta form fourka, chapter ka calculus gaar ahaan  MAXIMUM AND MINIMUM PROBLEMS.shaqadeedii wataasi hoos ku qoran. Jawaabta haddii lagu yiraahdo u sheeg in thousands keliya ku dhufo jawaabta u dambaysa 1000, hadii in hundreds lagu dhaho ku dhufo 100 etc. Keliya problems ka buugga waxa ay dheertahay in lagu yiri in thousands. Marka aad maximum ka ama minimum ka hesho ku dhufo wixii ku sheeg lagu yiri. Maximum ama minimum profit kana sidoo kale.


Items ka waxaa loo rabaa in thousands  kuna dhufo kun. Maximum profit kana waxaa loo rabaa hundred kuna dhufo boqol. Jawaabta gudiguna waa sax. 


"Wixii dambe ee tan lamida  ka faa'iidaysi wacan




Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post
Su'aal ma jirtaa? haday haa tahay WhatsAppkan nagalasoo xariir
Asc, maxaan kaacaawinaa wll? ...
Halkaan riix si aad...