Garnaqsi (M.Deni laga gardaran iminka)

 


Afartii sano ee lasoo dhaafay waxaan taageersanaa oon duco iyo allow dhidibada u aas la garabtaagnaa Dawladda dhexe ee uu hogaaminayey M.Farmaajo, dhanka kale waxaa lugaha haystay dawladda uu hogaaminayey MW.Deni iyo xulafadiisi, haddii farmaajo meesha ka baxay Dadkii M.Deni ay kuwada socdeen in farmaajo meesha laga saaro ayaa maanta is-haysta oo aan hishiis ahayn.


Maanta gari alley leedahaye M.Deni waqtigii loo dhaariyey waxbaa uga haray.

Haddaba ninka maanta idhahaya M.Deni baan kursi kuhaystaa wuu ka khaldanyahay!!


Anigu afartii sano dhaliil baan u hayey oo waxaan farta kufiiqi jiray gafafkii uu M.Deni galay, sida joojinta shilinki, dagaaladii Bosaso, Baarlamaanka...iwm


Haddii dawladnimo la-ilaalinayo M.Deni waa laga khaldanyahay waqtigiisa markuu dhamaysto wixii lagu qabsanayo waa meesheeda.

Nimankii awal-na lasocday oo usacabo tumayey, haddana nadhahaya wuxuu wado waa boob, fadlan iyagaa khaldan ee inaga qabta oo meel hallooga soo wadajeesto.


Nugaal ama Garoowe -sihoose- diyaar uma aha dagaal iyo khalkhal amni!!


Qaswadaha waa in farta ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ lagu fiiqaa.


Garoowe oo Nabad ah insha alaah๐Ÿคฒ๐Ÿผ

FG: Aqbali mayno in garaadkayaga lagu cayaaro, qalbiyaguna waa ka nadiif qurun iyo qabyaalad.

#ู…ู„ุงู…ุญ_ุฌูŠู„ุงู†ูŠุฉ

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post
Su'aal ma jirtaa? haday haa tahay WhatsAppkan nagalasoo xariir
Asc, maxaan kaacaawinaa wll? ...
Halkaan riix si aad...