Waa kuma siyaasiga Puntland la’ldahay raq iyo ruuxba 50kii cisho ee lasoo dhaafay?

 BAAFIN|| Puntland Madaxweynaheedii oo la’layahay raq iyo ruuxba 50kii cisho ee lasoo dhaafay.


waxaa lagu faafinaya baraha Bulshada hal ku dhigga
#SoohelaMadaxweyneDeni


Waa siyaasi ka soo jeeda Puntland waa madaxwaynaha Puntland, dherekiisu waa 5.8 ft, waa 58 jir,midab madow xigeen ah leh.


Waxaa noogu wardanbaysay 10 agoosto 2023, markaas oo uu Garowe ka dhoofay, hadii aad aragtid soowac lamabarada Puntland/Somalia Laga leeyahay.


Halkee ku dambaysay doorashadii qof iyo Cod?


Shacabwaynaha Puntland waxay ka war dhowrayeen in madaxwaynuhu socodsiiyo doorashada inta ka hartay, maadaama wakhtiga dowladu uu gabaabsi ahaa, hasa yeeshee muddo labo bilood ah ayuu madawaynuhu wadanka banaan-kiisa ku maqanyahay waxaana gabi ahaanba istaagay shaqadii iyo rajadii laga qabay sii socod siinta nidaamka qof iyo cod.


Waa sidee Mustaqbal Siyaada Puntland?


Siyaada Puntland ayaa ah mid cagiran xillikan la joogo iyadoo ay jirto hubinti la'aan halka iyo meesha loo socda, walow uu madaxwayne Deni cadeeyay in aan sinaba loogu laaban karin habkii qabaliga ahaa ee 66 qof.
 


Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post
Su'aal ma jirtaa? haday haa tahay WhatsAppkan nagalasoo xariir
Asc, maxaan kaacaawinaa wll? ...
Halkaan riix si aad...